Shaki la galiyay Heshiiska Qarsoon ee Madaxweynaha la gaaray Uhuru Kenyatta

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa qoraal kasoo baxay lagu sheegay in Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ay gaareen heshiis miro dhal ah kadib kulan xasaasi ah ay saakay ku yeesheen magaalada Nairobi. Heshiiska rasmiga ah ay gaareen Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta ayaan la cadeyn marka laga reebo qoraalka Madaxtooyada oo lagu sheegay in ay ku heshiiyeen in dib … Continue reading Shaki la galiyay Heshiiska Qarsoon ee Madaxweynaha la gaaray Uhuru Kenyatta